Advertisements

Wargelin iyo Ogeysiis Muhim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zurich ee Dalka Switzerland.

Logo VereinGuddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich wuxuu Soomaalida ku wargelinaa lana socodsiinayaa in la qaban doono Shirweynihii Kulanka Xubnaha guud ee Jaaliyadda Kanton Zürich (Kongress für Somalisches Verein des Kanton Zürich). Continue reading

Advertisements

Xoghayaha Guud ee Q M Ban Ki Moon iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo kawada hadlay Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya.

Ban Ki Moon iyo UhuruXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mudane Ban Ki Moon iyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kawada hadlay Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya, iyadoo Ki-moon uu ku boorriyay Xukuumadda Kenya inay xurmeyso heshiiskii sadex-geesoodka ahaa ee dib u celinta qoxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab, ayna la shaqeyso Dowladda Soomaaliya yo QM. Continue reading

RA’IISUL-WASAARE CUMAR: QAXOOTIGA MA AHAN IN QASAB LAGU CELIYO.

Ra'iisal-Wasaare  ccc.jpg3Sida la wada ogsoon yahay Dowladda Kenya waxay ku goodisay in ay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab, wixii ka dambeeyay weerarkii magaalada Gaarisa oo ay ku dhinteen 147-Qof sanadkii tagay. Continue reading

ROOBAB MAHIIGAAN AH OO KA DA’AY MAGAALADA MUQDISHO EE CAASIMADDA SOOMAALIYA.

Roobab Mihigaan ah.bmp1Roobab xooggan oo mahiigaan ah ayaa ka da’aya magaalada Muqdisho, iyadoo roobabkan ay saameyn ku yeesheen isu socodka dadka iyo gaadiidka. Continue reading

%d bloggers like this: