Advertisements

Gobolka Banaadir oo billaabay dib u dhiska waddada wadnaha ee caasimadda Soomaaliya.

Dalkaaga dhiso.jpg3Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay oo uu ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyaha waxaa lacag dhan $500,000 (Shan boqol oo kun) oo doolarka Mareykanka ah guddoonsiiyay shirkadda dhiseeysa waddada wadnaha ee caasimadda Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Qoysas Dan-yar ah oo ku dhaqan Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.oo maanta la Gaarsiiyay Deeq ka timid Maamulka Gobolka Banaadir.

Gobolka BanaadirDeeq ka timid Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa markii ugu Horreysay la Gaarsiiyay Qoysas Dan-yar ah oo ku dhaqan Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed oo maanta dalka dib ugu so laabtay, kaddib Markii magalada Vienna ee Dalka Austria uga qeyb galay shir muhim ah.

Taliyaha Aslubnta.jpg1Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo maanta dalka dib ugu so laabtay  kaddib safar labo Todobaad qaatay uu ugu maqnaa dalka Austria. Continue reading

Saraakiisha AMISOM oo loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda ugu jilicsan.


Amisom.jpg7Saraakiisha Millateriga Ciidamada AMISOM – ayaa loogu baaqay inay qaadaan tallaabooyin lagu dhawrayo bulshada qaybaheeda kala duwan jilicsan sida Haweenka & Carruurta, xilliyada ay socdaan Hawl-gallada ay Soomaaliya ka wadaan.

Continue reading

%d bloggers like this: