Advertisements

Wargelin iyo Ogeysiis Muhim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zurich ee Dalka Switzerland.

Logo VereinGuddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich wuxuu Soomaalida ku wargelinaa lana socodsiinayaa in la qaban doono Shirweynihii Kulanka Xubnaha guud ee Jaaliyadda Kanton Zürich (Kongress für Somalisches Verein des Kanton Zürich). Continue reading

Advertisements

Haweenka Soomaaliyeed loogu baaqay inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya ee Doorashada ka dhacdo Somalia 2016-ka.

Haweenka.jpg12Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa loogu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka Qayb-qaataan Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorashada la Filayo inay Somalia ka dhacdo daba-yaaqada 2016-ka. Continue reading

%d bloggers like this: