Advertisements

Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon oo cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga AMISOM ee deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.an ki

Banki Moon.jpg2Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon ayaa cambaareeyay weerarkii asbuucii Lasoo dhaafay ay xooggaga Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM gaar ahaan ciidamada Itoobiyaanka ee deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Asdi ay qortay xarunta wararka ee QM (Centre de Nouvelles ONU) laga sida soo xigtay afhayeenkiisa wuxuu Ban ugu baaqay dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Inay aad ugu dhiirato Inay la dagaalanto kooxda Al-Shabaab.

Wuxuu intaasi ku Daray dans QM ay ka go’an Tahay xasilinta Soomaaliya iyo dib u dhiska Soomaaliya.

Ugu dambeyn M. Ban wuxuu Tacsi u Diray qoysaskii ciidamadii ku dhintay halkaa iyo dhammaan dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay dagaalkii halkaa ku Dhex maray AMISOM gaar ahaan ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo ciidamada dawlada Soomaaliya oo ISKU dhan ah iyo Al-Shabaab.

SomaliSwiss         Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: