Advertisements

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta la kulanay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga.

CarteRa’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta la kulanay uu la qaatay madaxa Hay’adda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi, waxaa Goob Joog ka ahaa Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo xubno kale.

Kulankaas waxaa Looga hadlay sidii qaxootiga ku nool Gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya, gaar ahaan xerada Dhabaab waxloogu Qaban lahaa, kahor inta aan dalkooda dib loogu soo celin.

Kulanka oo qaatay saacado ayaa la ISKU afgartay dans qaxootiga loo sameeyo qorshe waxa ay u baahanyihiin loogu sameynayo, iyadoo aan si qasab ahna dalkooda loogu soo doonin celin, inta ka horeysa loo dhameystirayo adeegyada aas aasiga u ah nolosha beni’aadamka.

Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka kulanka kadib ayaa sheegay dans kulanka uu ku soo dhamaaday est afgarad, isla markaana uu dabo socdo heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya uu la saxiixday dhigiisa Kenya eek u aadanaa arrimaha qaxootiga ..

“Oo Madaxa HCR booqasho ku yimid Dalka, isagoo u kuurgalaya oo donaya inan ka wada hadalno qaxootiga ee xeryaha dhadhabab, ASDI aad la socotaan heshiis labora geesood ayaa jirtay oo ya kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Kenya Uhura Kenyatta, Kaâsi oo ku saabsanaa Laga wada shaqeyn lahaa arrimaha qaxootiga iyo sidii ay u suurta lahayd geli, waxaana ka wada hadalnay dans loo sameeyo waxyaabaha ay u baahanyihiin “Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay dans heshiiskii saddex geesoodkla ah ee ay kal hore kala saxiixdeen dowlaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda HCR uu ku egyahay Bisha Novembre, isla markaana ay qorsheynayaan sidii muddo kordhin loogu sameyn laaha ..

“Dans la ilaaliyo heshiiska caalamiga ah ee qaxootiga chemin jirtaa, waxaa kalo jirto heshiis saddex geesood ah oo kalhore ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo hay’adda HCR, Kaâsi oo ku par exemple Bisha Novembre oo ay ku cadyihiin arrimaha qaxootiga, rabnaa waxaan inaan Markale cusbooneysiino oo aan muddo kordhin u sameyno, laakiin muddo kordhinta Aysan noqon mi la iska fadhiisto oo waxaa la sameyaa Laga howlgalo si ay mira dhal u noqoto “Ayuu hadalkiisa ku Daray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka

SomaliSwiss         Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: