Advertisements

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Somalia oo maanta u Codeeyey qaar ka mid ah Sharciyadii yaallay Baarlamaanka dalka Soomaaliya.

Xildhibaanno.jpg8kulankii 16-aad  ee Kalfadhiga sideedaad ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa soo Xaadireen Xildhibaano ay tiradoodu gaaraya 149, waxaana loo codeeyay qayb ahaan sharciyo Maalmihii ugu danbeeyay hore yaallay baarlamaanka dalka. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (HCR).

Madaxtooyada SomaliaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (HCR), M. Filippo Grandi. Continue reading

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta la kulanay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay ee Qaxootiga.

CarteRa’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta la kulanay uu la qaatay madaxa Hay’adda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga Filippo Grandi, waxaa Goob Joog ka ahaa Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo xubno kale. Continue reading

Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon oo cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga AMISOM ee deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.an ki

Banki Moon.jpg2Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki Moon ayaa cambaareeyay weerarkii asbuucii Lasoo dhaafay ay xooggaga Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM gaar ahaan ciidamada Itoobiyaanka ee deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: