Advertisements

Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta looga hadlay qodobo kala duwan oo u badnaa, warbixino.

Golaha Wasiirada.jpg9Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-jiir”, waxaana looga hadlay qodobo kala duwan oo u badnaa, warbixino laga dhegeystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo soo bandhigtay qorshaha Bisha Ramadan ee Sugidda Amniga Caasimadda. Continue reading

Advertisements

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay ku guuldarreysatay Weerarkii ay ku soo qaaday Saldhig ay degenaayeen ciidammada Itoobiya.

Amisom.jpg5Wararka ka imaanayaa Deegaanka Halgan ayaa Sheegaya in Xaaladda ay wali Cakiran, kaddib dagaal dagaal culus oo subaxnimadii hore ee saakay ku dhax-maray Xoogagga Al-shabaab ee weerarka soo qaaday iyo ciidammada Itoobiya ee qeybta ka ah hawl-galka AMISOM. Continue reading

%d bloggers like this: