Advertisements

Ururka Midowga Afrika ee Somalia oo maanta soo Saaray War-saxaafadeed ay ku Xaqiijinaysa Fal denbiyeedkii lagu qabtay Shan Askari ee AMISOM.

Amisom.jpg3War-saxaafadeed ay maanta soo saareen hawlgalka Ururka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM) soo Saareen maanta ayay ku Xaqiijiyeen in Shan Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM shalay lagu Xiray Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lala xiriirinayo inay  si sharcidarro ah ku  iibinayeen qalab melatari. Continue reading

Advertisements

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.

Madaxweyne Xasan dhadhaab.jpg1Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta   gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, waqxaana Madaxweynuhu garoonka diyaaradaha  ku qaabilay wasiirka arimaha gudaha ee Kenya Joseph Nkaissery wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye, safiirka  Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xassan,  xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya iyo madax kale oo badan oo goor hore oo saaka ah tagay xeryahaasi Dhadhaab si ay madaxweynaha halkaasi ugu soo dhaweeyaan. Continue reading

%d bloggers like this: