Advertisements

Ramadaan kariim dhamaan Muslimiinta ku dhaqan wadankan Switzerland gaar ahaan Kanton Zürich.

Ramadaan Kariim  Ramadaan kariim dhamaan Muslimiinta ku dhaqan wadankan Switzerland waxaa loogu bishaareynayaa in maalinta beri ah oo Isniinta ah oo ay taariikhdu tahay 6da Juun 2007 ay tahay 1da Bisha Ramadaan, waxaanna idin leedahay Ramadaan Kariim.

Waxaa lagu war galinayaa Musliinta ku dhaqan wadankan Switzerland in Bari ay soon tahay oo tarawaaxiidii laga dukaday Masaajidana sidaasna ay ku tahay maalinta 1aad ee Ramadaanka.

Waxaanna Muslimiinta dhan illaah uga baryeynaa in Bisha Ramadaan kheyrkeeda nawada waafajiyo Aamiin Aamiin.

SomaliSwiss       Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: