Advertisements

Ramadaan kariim dhamaan Muslimiinta ku dhaqan wadankan Switzerland gaar ahaan Kanton Zürich.

Ramadaan Kariim  Ramadaan kariim dhamaan Muslimiinta ku dhaqan wadankan Switzerland waxaa loogu bishaareynayaa in maalinta beri ah oo Isniinta ah oo ay taariikhdu tahay 6da Juun 2007 ay tahay 1da Bisha Ramadaan, waxaanna idin leedahay Ramadaan Kariim. Continue reading

Advertisements

Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay qalab iyo shidaal si sharci darro ah lagu kala iibsanayay

Qalab la qabtay.jpgQalabkan isugu jiray  Shidaal ,qalabka  difaaca lagu sameeyo,  qalabka loogu talagay dayactirka gawaarida iyo teleefanada loo adeegsado qaraxyadda oo  garaash ku yaala dhabarka dambe wakaaladda biyaha ee iskooska  Banaadir oo la sheegay in ay ku kala iibsanayeen askar ka tirsan ciidanka AMSIOM iyo dad Soomaali ah ayaa  waxaa gacanta maanta ku soo dhigay ciidamo ka tirsan  Booliska Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirka wasaaradda Boostada Iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Casuumad ka helay dhiggiisa Dalka Jabuuti.

Boostada somalia Jabuti.jpgWasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Jabuuti ee dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti. Continue reading

Hay’adda Hormuud Foundation oo Maxaabiista Xabsiga Muqdisho ugu deeqday xoolo iyo raashin.

Ciidanka Asluubta.jpg3Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliya ayaa lagu Wareejiyay, Deeq loogu Talo-galay in lagu Afuray Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe ee Magaalada Xamar. Kaalmadaan ayaa waxaa ku deeqday Hay’adda Hormuud Foundation. Continue reading

%d bloggers like this: