Advertisements

Wasiiradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Somalia, Khadra Bashiir oo la kullantay Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka.

W. Waxbarasha.jpg2.jpgWasiiradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Somalia, Khadra Bashiir Cali oo Maalmahaan Safar ku Mareysay Mareykanka, ayaa la kullantay Jaalaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah ee Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka. Continue reading

Advertisements

Wakiilka Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia oo Shaaciyay in AMISOM ay isku-diyaarisay sidii ay u Sugi lahayd ammaanka Doorashooyinka Soomaaliya.

Wakiilka AUWakiilka Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia isla Markaana ah Madaxa Hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya [AMISOM] – Francisco Madeira, ayaa Shaaciyay in AMISOM ay isku-diyaarisay sidii ay u Sugi lahayd ammaanka Doorashada lagu wado inay Somalia ka dhacdo Dabayaaqada Sannadkan lagu jiro ee 2016-ka. Continue reading

%d bloggers like this: