Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Britain.

Somalia iyo Britan.jpg3MadaxweynahaDowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Britain, Philip Hammond oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Dowladda Somalia oo sheegtay in la soo gabagabeeyey weerarkii ay ku soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab Hotel Ambassador Muqdisho.

Hotel AmbasadorDowladda Somalia ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyey weerarkii ay ku soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab, waxaana masuuliyiin ka tirsan dowlada oo gaaray goobta ay faafaahin ka bixiyeen qasaaraha weerarkaasi iyo sida ciidamada amaanka ay uga hortageen dhagarta Al-shabaab ay ku doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka. Continue reading

%d bloggers like this: