Advertisements

Hay’adda Nabada sugida qaranka Soomaaliyeed oo xaqiijisay in ay dishay madaxii Amniyaadka ee Al-shabaab.

Nabad sugiddaHay’adda Nabada sugida qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xaqiijisay in ay dishay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab, kaasi oo markii hore la baxay Suheyb balse magaciisa dhabta ah uu yahay Daauud.

Howlgalkaan oo ka dhacay Kuunyo Barow ayaa NISA xaqiijisay in ay fuliyeen NISA iyo saaxiibadooda caalamiga ah.

NISA waxa ay sheegtay in howlgalkaan oo ahaa mid gaar ah lagu dilay horjooge Suheyb oo magaciisa dhabta ah uu yahay Daauud, wuxuuna madax ka ahaa qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: