Advertisements

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo galay maalintiisii afaraad !!!!!!!!!

shirka Madasha.jpg4Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa galay maalintii afaraad, waxaaana shirkan lagu waday in lagu soo gaba-gabeeyo saddex casho, balse dib u dhac ayaa ku yimid, kaddib markii la sheegay inay jiraan qodobbo weli la isku hayo. Continue reading

Advertisements

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain oo la sheegay in maalinta berri ah uu booqasho ku imaan doono Dalka Somalia.

Philip HammondXoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, Philip Hammond ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu booqasho maalin ah ku yimaado xarunta Somalia ee Muqdisho. Continue reading

Hay’adda Nabada sugida qaranka Soomaaliyeed oo xaqiijisay in ay dishay madaxii Amniyaadka ee Al-shabaab.

Nabad sugiddaHay’adda Nabada sugida qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xaqiijisay in ay dishay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab, kaasi oo markii hore la baxay Suheyb balse magaciisa dhabta ah uu yahay Daauud. Continue reading

%d bloggers like this: