Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo oo dib u habeyn kooban ku sameeyay xubnihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg16Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa Xeer uu soo saaray ku Magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. Continue reading

Advertisements

Kulanka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta looga dooday Sharciga Genderka oo ay Culima’udiinka Soomaaliyeed dhaliileen….

wasiirada-iyo-culimada-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka Golaha ayaa guud ahaan looga dooday Sharciga Genderka oo dhawaan ay qaar kamid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed dhaliileen qodobo ku jira. Continue reading

Gaari BL ah oo ay Saarnaayeen dad Shacab ah oo lagu qarxay inta u dhexeysa Lafoole iyo Xaawo Cabdi.

Qarax gaariGaari BL ah oo ay Saarnaayeen dad Shacab  ayaa  lagu  qarxay inta u dhexeysa Lafoole iyo Xaawo Cabdi, qaraxaas oo geystay dhibaata dhimsho iyo dhaawac, ha yeeshee inta la og-yahay waxaa ku dhintay18-ruux, Lix Ruux oo kalena way ku dhaawacmeen, qarax miino oo gaari Dadweyne waday lagula eegtay inta u dhaxeysa deegaannada Lafoole iyo Xaawo Cabdi oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo maanta daah-furay Qorsha Qaran oo ay soo diyaarisay wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg23Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud – ayaa Maanta Furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka – (National Development Plan), kaasoo noqonayaa kii ugu horreeyay ee ay Somalia yeelato muddo haatan laga joogo 30 sanno. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

War-saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynuhu oo lagu Cambaareeyay Weerakii argagixiso ee ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Istanbuul ee Waddanka Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg14Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cambaareeyay Weerakii argagixiso ee lala beegsaday Garoonka Diyaaradaha ATA-TURK ee Magaalada Istanbuul ee Waddanka Turkiga. Continue reading

Culumaa’udiin Soomaaliyeeed,oo maanta loo qaybiyey Deeqdaan raashinka ah oo ka timid dowladda Turkiga..

deeq raashiinDeeqdaan raashinka ah oo  ka timid dowladda Turkiga ayaa maanta wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka waxaa ay u qeybisay culumaa’udiin Soomaaliyeeed, iyagoo culumadii loo qeybiyayna ay ka mahadceliyeen. Continue reading

Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Baydhabo.

EU Ambassador Michele CervoneKu simaha Madaxweynaha dowladda goboleedka Koofur Galbeed Soomaalitya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Baydhabo waxaa uu ku qaabiley wefdi uu hogaaminayay safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: