Advertisements

Shirkii horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya oo maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho.

W. kalluumeysigaShirkii horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Continue reading

Advertisements

Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo galay maalintiisii labaad, waxaana diiradda lagu saaray arrimaha siyaasadda iyo ammaanka !!!!!!

shirka Madasha.jpg4Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira oo galay maalintii labaad ayaa maanta diiradda lagu saarayaa arrimaha siyaasadda iyo ammaanka….. Continue reading

Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay Qaraxii iyo weerarkii lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline.

Xukun maxkamad 1Maxkamada Darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay Qaraxii iyo  weerarkii lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline labadii bishii Fibraayo ee sanadkan. Continue reading

%d bloggers like this: