Advertisements

Madaxweyne Soomaaliya oo ka Gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Uganda.

Warqad AqoonsiMadaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Guddoomay Warqadihii Aqoonsiga danjiraha cusub ee Uganda, Prof Sam Tulya Muhika. Continue reading

Advertisements

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo Taageeray Xeerkii dhawaan lagu Meel-mariyay Hanaanka Doorashada 2016ka.

Golaha Wasiirada.jpg9Golaha Wasiirrada Xukuumadda  Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, ayaa waxay kusoo dhaweeyeen Go’aankii Madaxweynaha DF uu ku Meel-mariyay dhawaan Hannaanka Doorashada dalka ee sannadkan 2016-ka, iyagoo Sidoo kalena ka Hadlay Fatahaadaha ku dhuftay Baladweyne, isla markaana Meel-mariyay Danjirayaal cusub oo la magacaabay.  Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey.

Madaxweyne Xasan sheekhMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey. Continue reading

Danjiraha Jabuuti u jooga Somalia oo sheegay in dowladda Jabuuti ay la socto xaalada adag ay shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne.

safiirka-jabuutiDanjiraha Jabuuti u jooga Somalia Dayib Dubad Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Jabuuti si dhaw ula socto xaalada adag oo ay wajahayaan shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne. Continue reading

%d bloggers like this: