Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, oo maanta Dhagax-dhigay Qaybtii labaad dhismaha Isbitaalka Sheikh Zayed.

Madaxweyne Xasan Sheekh DhagaxMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta Dhagax-dhigay Qaybtii labaad dhismaha Isbitaal loogu magac-daray Sheikh Zayed, kaasoo oo magaalada Muqdisho ku lana sheegay in ballaarinayo. Continue reading

Advertisements

Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay ka walaacsan tahay dib u dhac ka yimaado hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016ka.

USA Iyo Somalia.War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay ka walaacsan tahay dib u dhacyo ka jira hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016ka. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta mar kale ka doodey sharciga lagu fulinaayo doorashada dadban ee dhici doonta Sanadkan dabayaaqadiisa.

Baarlamaanka.JPG4Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ka doodi doona sharciga lagu fulinayo doorashada dadban ee qorshuhu yahay in bisha Ogoosto ee sanadkan uu ka dhaco dalka. Continue reading

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo khudbad la xiriirta Horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ee magaalada

W. Arrimaha Dibadda.jpg1Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa khudbad dheer oo ka hadlaysa horumarka Soomaaliya ka jeediyey machadka dhaqaalaha ee magaalada London LSE, iyo Jaamacada London qeybteeda Africa ee magaceeda loosoo gaabiyo SOAS. Continue reading

%d bloggers like this: