Advertisements

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya xilka qaadista guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka.

Baarlamaanka.JPG5Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulanka ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan waxay ka doodayaa xilka qaadista guddoomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilko-Xanaf) oo shalay madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya degreeto ku magacaabay guddoomiye ku cusub isla markaana kii hore ka xayuubiyay xilkii.

Madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan, u magacaabay xilka guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, waxaana madaxweynaha uu sheegay in guddoomiyaha cusub looga fadhiyo in uu wax badan oo isbedelka ku sameeyo hanaanka cadaaladda dalka.

SomaliSwiss        Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: