Advertisements

Maamulka Masjidka KHULAFAA ULRAASHIIDIIN uu qaban doono Xaflad lagu Xusaayo Dheelmintii NEBIGEENA CSWS.

Micraaj.pdf1Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Switzerland, gaar ahaan Kanton Zü¨rich waxaa la ogaysiinaynaa ama lagu Wargelinaayaa in Maamulka Masjidka KHULAFAA ULRAASHIIDIIN uu qaban doono Xaflad lagu Xusaayo Dheelmintii NEBIGEENA CSWS.  “SII WAD AKHRISKA

Waxaa Xafladdan marti ku ah Sheikh Maxamuud Guriceel oo Muxaadaro ka jeedin doono kulanka Xafladda oo lagu qaban doono Hool ku yaalla Wadada Hohlstrasse 67, 8004 Zürich, Taariikhda markay tahay 07/05/2016da, Saacadda 17.00-21.00.

Wax allaale wixii la xiriira Arrinta Barnaamijka iyo Xafladda Dheelmintii NEBIGEENA CSWS waxaad kala Xiriiri kartaa Tel N° 078708 87 72.  

SomaliSwiss        Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: