Advertisements

Ciidanka XDS oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-shabaabii

Ciidanka hiiraan.jpg1Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanno badan oo ka mid gobolka Shabeellada dhexe.

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya sareeyo guuto Cali Baashi, oo hoggaaminayay hawlgalka ciidamada ay halkaasi ka sameeyeen ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay inay si buuxda ula wareegeen tuulooyinka, Masaajid Cali guduud,War gaadhi, Maxaa Siciid, Nuur dugle, Cad caddeey iyo Caddaan laxeey oo hoos taga gobolka Shabeellada dhexe.

Ciidamada qalabka sida oo aan goobahaasi kala kulmin wax iska caabbin ah ayaa halkaasi ka wada hawlgallo dheeri ah oo ay ku baadi goobayaan haraadiga maleeshiyada Al-shabaab.

SomaliSwiss        Adan yabaal

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: