Advertisements

Madaxwaynaha Federaalka Somalia oo maanta Xarigga ka jaray Dhismayaasha Wasaradaha Howlaha Guud iyo Wasaraadda Shaqada iyo Shaqaalaha.

Madaxweyne Xasan x. dhisme 1Waxaa maanta oo ku beegan 01 May 2016ka oo ah Maalinta Shaqaalaha Adduunka ayaa wuxuu Madaxwaynaha Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xarigga ka jaray Dhismayaasha Wasaradaha Howlaha Guud iyo Dib u dhiska iyo Wasaraadda Shaqada iyo Shaqaalaha. Continue reading

Advertisements

Dalka Soomaaliya oo maanta laga Xusay 1 May oo ah maalinta Shaqaalaha Adduunka.

Maalinta  1da MaajoSannad kasta marka la gaaro 01-da bisha May, waxaa laga xusaa Caalamka oo dhan Maalinta Caalamiga ee shaqaalaha, waxay ururada shaqaalaha iyo xaqlayaasha oo ah dadka bixiya fursadaha shaqo ay sameeyaan munaasabado looga hadlay shaqaalaha iyo sida ay laf dhabar ugu yihiin hab-sami u socodka shaqada. Continue reading

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diidmo qayaxan ku horistaagay in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka

Baarlamaanka.JPG6Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diidmo qayaxan ku horistaagay in muddo laba bilood ah lagu kordhiyo xilliga ay dhacayso doorashada sannadkan 2016-ka la filayo inay dalka ka dhacdo, kaddib markii uu codsi Arrintaas ku saabsan uu u gudbiyay RW Somalia Cumar C/rashiid. Continue reading

Ciidamada Maamulka Koonfur-galbeed oo xalay Magaalada Baydhabo ka sameeyeen hawl-galo lagu soo qab-qabtay dad lagu tuhmayo Al-shabaab.

BaarisMagaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, ayaa waxay ciidamada maamulka Koonfur-galbeed xalay ka sameeyeen hawl-galo lagu soo qab-qabtay rag lagu tuhmayo inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: