“The 2030 calendar came out of press, it has to enter reality”

Ban Ki Moon & BichalZurich, 22.1.16: Speech by the Federal Councillor Didier Burkhalter at the annual conference of the Swiss development cooperation 2016 – It was the oral version

Mr. Secretary General,

Ladies and gentlemen, Continue reading

Sannadka 2030 ka waa in la gaaraa himilada, lana helaa isbeddel horumarineed..

IMG_1428.JPGWaxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 22/01/2016, kulan-weyne loogu hadlayey qoorshaha Switzerland uu ku haminayo sidii loo gaari lahaa Marka la gaaro Sannadka 2030 ka in la helaa isbeddel horumarineed ee ay gaaraan wadamada caalamka oo dhan. Continue reading

Madaxda Qaranka oo si isku mid ah maanta uga hadlay weerarkii xalay ay Xarakada Al-shabaab ku qaaday Maqaayad ku taalla xeebta Liido.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg6Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cumar C/rashiid ayaa si isku mid ah uga hadlay maanta weerarkii xalay ay Al-shabaab ku qaaday baarka Liido Sea Food oo xeebta Liido, weerarradaasoo ay ku naf-waayeen 25-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro ka badan 35-qof. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayey oo maanta gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq.

jawaari Ciraaq.jpg2Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq; halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Continue reading

%d bloggers like this: