Al-shabaab oo Weerar ballaan aadna culus ku qaadeen Hotello ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

LiidoWeerarkii lagu qaaday Hotello ku yaalla Xeebta Liido ayaa sheegay inuu ahaa mid Khasaarihiisa aad u baaxad weyn tahay, balse ilaa haatan  in dhimishada  ay tahay uga yaraan Shan ruux, 20-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Weerarro isugu jiray Qaraxyo iyo kuwo Toos ah oo ay Al-shabaab caawa fiidkii ku qaadday Baarka LIIDO Sea Food oo ka mid ah baararka ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Wufuud ay kala hogaaminayaan R/Wasaare Soomaaliya iyo Wasiirka difaaca Jabuuti oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta G/ Hiiraan.

Baladweyne.jpg5Waxaa Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Saakey gaaray Wufuud ay kala hogaaminayaan R/Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Wasiirka difaaca Jabuuti Xasan Dharaar Hufane. Continue reading

%d bloggers like this: