Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qayb-galay Xaflad lagu Caleema saarayey Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif SakiinMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaamaanta  gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed iyo ku xi-geenkiisa. Continue reading

Beesha Caalamka oo shaacisay inay Mas’uuliyiinta Qaranka ay si deg-deg ah ugu soo Gudbiyaan go’aan ku saabsan hab Doorasho.

Madaxweyne Xasan Sheekhiyo Wakiilka  UN.jpg1Beesha Caalamka ayaa shaacisay inay Mas’uuliyiinta Somalia ka filayso inay si deg-deg ah ugu soo Gudbiyaan go’aan ku saabsan hab Doorasho oo la isku raacsan yahay oo ka dhacda Soomaaliya; isla markaana aanu xilli loo kordhinayo Dowladda Federaalka Somalia ee xilliga uu ka dhamaanayo daba-yaaqada Sannadkan. Continue reading

%d bloggers like this: