Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland oo shalay Sabtida ahayd lagu qabtay Xaflad lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS.

IMG_1417Waxaa Maalintii Sabtida ahayd oo taariikhda ku beegnayd 16.01.2016 ay Culumada Masjidka Al-khulafaa’uraashidiin ee magaalada zürich u qabteen Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Kanton Zürich ee Dalka Switzerland Xaflad lagu waynaynayay dhalashadii Nabigeena CSWS. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo sheegay in ay dagaalkii dhacay dorraat Nolosha ku qabatay 12 Askari oo ka tirsan Ciidamada Millateriga Kenyan ah.

SOMALIA AL SHABABXarakada Al-shabaab oo sheegay in ay dagaalkii dhacay dorraat Nolosha ku qabatay 12 Askari oo ka tirsan Ciidamada Millateriga Kenyan ah, kuwaas oo ay sheegtay inay ku qabatay weerar dagaal ee ay ku qaaday saldhigga AMISOM ee deegaanka Ceel-cadde. Continue reading

Madaxda Soomaalida oo si weyn uga doodaya in doorashooyinka Sanadkan dhici doona lagu saleeyo nidaamka 4.5 iyo in lagu saleeyo hab deegaan.

Shirka Kismaayo.jpg2Waxaa wali ka socda Magaalada Kismaayo Shirkii madasha Wada-tashiga Qaran ee looga arinsanayay aayaha Soomaaliya iyo hannaanka doorashooyinka sanaddan ka dhici doona Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: