Shirkii wadatashiga doorashooyinka oo la sheegay inuu mar kale dib u dhacay!!!!!!

Turki Kismaayo.JPG1War naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in  uu dib u dhacay mar kale ku yimid  shirkii wadatashiga doorashooyinka Somalia ee maanta la filayay inuu ka furmo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: