Ra’iisal-Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya oo maanta ka qayb-galay munaasabad lagu dhaqan-celinaayo caruur da’yar.

Ku-xigeenka RWRa’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad dhaqan celin loogu samaynayay Xarunta Ciidanka Asluunta caruur da’yar oo tiradoodu gaareysay 60 kuwaasoo laga soo aruuriyay dariiqyada. Continue reading

Gudooniyaha Baarlamanka dowladda Soomaaliya oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saari doonto arrimaha dib u heshiisiinta iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha BaarlamaankaGudoomiyaha Baarlamanka dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dowladda Somalia ayaa xoogga saari doonto arrimaha dib u heshiisiinta iyo sidii loosoo celin lahaa nabadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed. Continue reading

%d bloggers like this: