Danjire Faadumo C/llaahi Insaaniya oo kulan la yeelatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland.

Ergeyga Soomaaliya ugu wakiilka Xarunta Labaad QM ee Geneva ee dalka Switzerland, Danjire Faadumo C/llaahi Maxamuud [Insaaniya] ayaa kulan ballaaran oo ay la yeelatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland kaga dalbatay inay ka qayb-qaataan dib u dhiska xilligan ka socda Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynaha Jubbaland Axmad Madoobe oo Maanta lagu soo Dhaweeyay GalMudug.

axmad madoobe4Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubbaland Ax’ed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay, waxaana garoonka uga hortagay xubno uu ka mid ahaa madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed. HOOS KA FIIRI SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: