Alle ha u Naxriistee Marxuum Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo maanta lagu Aasay Deegaanka Halgan ee Magaalada Baladweyne.

Ugaas C..jpg2Alle u Naxariistee Maydkii Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Kaliif ayaa subaxnimadii maanta loo qaaday Daaro-Ugaas oo aan wax badan ka fogeyn deegaanka Halgan ee magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, halkaa oo ay ku aasan yihiin 17 Ugaas oo uu ugu danbeeyay alle ha u naxariisteen Ugaas Khaliif Ugaas Rooble. Continue reading

%d bloggers like this: