ASKARI: “WAA HALYEYGA SANADKA”

Ciidanka-Qalabka-Sida-1Sanadkasta waxaa uu maskaxda noolaha uga tagaa sheekooyin isugu jira farxad iyo murugo, kuwaas oo ugu soo noqnoqda xusuusata hadba sida ay usaamayso ama hadaan sikale udhigo qofkasta waxaa maankiisa ku hara dhacdada u ujoogay ama looga sheekeeyay ee isaga la culus. Continue reading

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo soo bandhigtay Hindisaha Daah-furnaanta Dowladda.

wasiirka maaliyaddaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in daah furnaanta iyo isla xisaabtanku ay asaas u yihiin miraha dimuqraadiyadda, dowlad wanaagga iyo hormarinta dhaqaalaha. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Xaamud oo la dardaarmay Saraakiishii dhawaan la dalacsiiyay.

saraakiilKulan Casha sharaf ah oo xalay lagu qabtay  xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, gaar ahaan, Laanta Miina Baarista Booliska ee (MBB) ayaa ugu horayn lagu guddoonsiiyay Saraakiisha Laanta Miisa Baarista Booliska ee uu dhawaan dalacsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya wareegtadoodii  ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha, iyo faafintii rasmiga ahayd ee uu u Sameeyay taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Continue reading

Boqortooyada dalka Sucuudiga oo 47 qofood oo ubadan Shiico ku fulisay xukun dil ah.

sheikh nimr alnimrDowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu soo waramayaa iney maanta dil ku fulisay Afartan iyo Todo qofood oo lagu eedeeyay falal argagixiso, waxaana dadkaasi ka mid ahaa wadaad Shiico ah oo lagu magacaabo  Nimri Baaqir Al-Nimri. Continue reading

%d bloggers like this: