Magaalada Muqdisho oo shalay lagu soo gabgabeeyey Shirkii Hiigsiga 2016-ka ee Soomaaliya.

Higsiga.jpg1Waxaa shalay Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shirkii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka, waxaana laga soo saaray illaa 37 qodob oo ay ku xubnihii ka socday beesha Caalamka.

Qodobada Shirka kasoo baxay waxaa ka mid ah in la taageero maamul goboleedyada dalka ka jira iyo kuwa dhismaya, iyadoo si gaar ah loo taageeray maamulka KMG ee Galmudug iyo Baarlamaankiisa. Continue reading

%d bloggers like this: