Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho

Madaxweynaha iyo JawaariMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley u shirkii 3aad ee Caalamiga ee Maalgelinta Horumarinta oo ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kula dar daarmay ciidanka ka tirsan kumaandooska Qaranka inay awoodooda ku difaacaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Wasiirka gaashandhigga.jpg2Dugsiga tababarka ciidanka XDS ee ku yaalla deegaanka Jazeera ee duleedka magaaladda Muqdisho ayaa maanta ciidamo ka tirsan kumaandooska DANAB ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxa ay ku soo bandhigeen dhoolatus milateri, iyagoo sidoo  halkaasi dab rid ku sameeyay, waxaana goob joog ahaa Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, mas’uuliyiin ka socotay Madaxtooyada Qaranka iyo saraakiil, waxaana ay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka. Continue reading

Dagaal culus oo duleedka degmada Baydhabo ee Goboka Bay ku Dhex-maray Ciidamada Xoogga Somalia iyo Xoogagga Taabacsan Al-shabaab.

Dagaalka QoryooleeyDagaal culus oo duleedka degmada Baydhabo ee Goboka Bay ku Dhex-maray Ciidamada Xoogga Somalia iyo Xoogagga Taabacsan Al-shabaab, kaas oo ku dhintay ugu yaraan Lix Qof.
Continue reading

%d bloggers like this: