Madaxweyaha Federaalka Soomaaliya oo billado sharaf u siiyey Taliyaha Ciidanka Boliiska iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Madaxweynaha iyo TaliyahaMadaxweyaha Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu billado sharaf u siiyey Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir.oo ka mid ahaa masā€™uuliyiin uu madaxweynaha Qaranku Xalay gudoonsiiyay shahaado sharaf iyo billado ay ku muteysteen howlahooda ayaa Taliyaha Ciidanka Boliiska waxa uu ku muteystay waxqabadkii uu muujiyay mudada kooban oo uu xilka Taliyaha hayo. Continue reading

%d bloggers like this: