Posted on April 30, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland uga furey shirkii labaad ee madasha wadatashiga dwladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada Puntland, Jubba iyo Koonfuur Galbeed Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah magaalada Garoowe uga furey shirkii labaad ee maamul-goboleedyada Soomaaliya.
Posted on April 30, 2015 by SomaliSwiss
Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa taliyeyaal cusub loogu kala magacaabay ciidamada booliiska iyo Asluubta Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Booliiska iyo kuwa Asluubta Somalia oo Maanta Taliyeyaal Cusub loo Magacaabay.
Posted on April 29, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa maanta duhurkii soo gaaray magaalada Garoowe, waxaana sii diirran u soo dhaweeyay madaxda Puntland oo isugu jiray qaybo kala duwan.
Wafdigan ayaa lagu wadaa in ay maanta ka qayb-galaan shir ka furamaya Garoowe, kaasoo looga hadli doono hiigsiga 2016-ka, waxaana wafdiga ka socday labada maamul uga soo horeeyay Garowe madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Maamul Goboleedyada Koonfur-galbeed iyo Jubba oo Maanta Gaaray Xarunta Puntland.
Posted on April 29, 2015 by SomaliSwiss
Howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga oo ay sameeyeen Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaasoo illaa saakay waaberigii uu socday.
Howlgalladan ayaa waxaa si wadajir u fulinayay ciidamada Somalia iyo kuwa AMISOM, iyagoo baarayay guryaha deegaankaas ku yaalla, halkaas oo ay kala soo baxayeen dhallin-yarada ay ka shakiyaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlgallo dad badan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Deegaanka Ceelasha Biyaha.
Posted on April 28, 2015 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta duhurkii ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe.
Madaxweynaha Puntland, C/weli Max’ed Cali Gaas, madaxweyne ku xigeenkiisa, wasiirro, xildhibaano iyo inta badan dadweynaha magaalada Garowe ayaa madaxweynaha Somalia ku soo dhaweeyay Garoowe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne Xasan oo Maanta gaaray Magaalada Garoowe.
Posted on April 28, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka gaashaandhigga Somalia Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Kenya, halkaasoo uu uga qayb-gali doono shir looga hadlayo amniga, waxaana kusii sagootiyay garoonka Aaden Cadde saraakiil CXDS ka tirsan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo dalka Kenya ugu ambabaxay kulammmo dhanka amniga ah
Posted on April 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku guuleystay doorashada madaxnimo ee waddankiisa dhawaan ka dhacday, iyadoo guddiga doorashooyinka Suudaan ay maanta oo Isniin ah shaaciyeen in Al-bashiir uu helay 94.5% codadkii doorashooyinka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Sudan oo guul lama filaan ah ka helay Doorashooyinkii Madaxweynimda Dalkaas.
Posted on April 27, 2015 by SomaliSwiss
Mas’uulka dhanka amniga ee shirkadda FAVORI Hakan Aydin oo maanta Warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa tilmaamay in terminalka cusub ee garoonka uu u sameysanyahay si la mid ah kuwa caalamka, isla markaana uu hoolwaliba leeyahay masjid ay dadka ku tukadaan, goobo lagu baarayo, alaabaha ay wataan iyo saashado ay kala socon karaan xilliyada uu duulimaadkooda baxayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mas‘uulka dhanka amniga Shirkadda FAVORI oo ka warbixiyay horumarka garoonka Aadan Cadde.
Posted on April 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kal-fadhigii lixaad ee baarlamaanka Somalia, iyadoo kulanka uu goobjoog ka ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) oo kulanka shir-guddoominayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta Furay Kal-gadhigii Lixaad ee Baarlamanka
Posted on April 27, 2015 by SomaliSwiss
Ciidanka qalabka sida ee dowlad goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya oo ku sugan gobolka Bakool ayaa howlgalo lagu sifeynaayo maleeshiyaadka kooxda UGUS ka bilaabay deegaanada kooxda ay kaga sugan yihiin gobolkaas, warbaahinta gobolka Baay ayaa sheegay in Ciidanka ay saaka u dhaqaaqeen deegaanada ay kooxda nabad diidka ah joogaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka qalabka sida dowlad goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya oo howlagalo la bilaabay G/Bakool.
Posted on April 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe iyo ka mira dhalinta shirka Cadaado ka socda ee maamul loogu sameynayo bulshada degta Gobollada Mudug iyo Galgaduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe.
Posted on April 26, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, C/salaam Hadliye Cumar ayaa si Siyaasadeysan u sheegay in Xukuumadda Kenya iyo Soomaaliya uu ka dhexeeyo xiriir aad u Wanaagsan, inkastoo xaalad adag lagu jiro haddana ay Kenya Soomaaliya ka joogaan ciidammo la dagaalamaya Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo si Siyaasadeynsan u sheegay in Xukuumadda Kenya iyo Soomaaliya uu ka dhexeeyo xiriir aad u Wanaagsan.
Posted on April 26, 2015 by SomaliSwiss
Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aysan sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalkan lagu arkayo afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Dheere oo ka tacsiyeynaya geerida sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Ramzi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo soo Bandhigtay Maydka Sarkaal Kenyan ah oo iyaga ka barbar dagaalamaya.
Posted on April 26, 2015 by SomaliSwiss
Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada Soomaalida ee magaalada LONDON iyo xafiiska talafishinka qaranka ee UK  ayaa waxaa ka soo qeyb galay  qeybaha kala duwan ee bulshada soomaalida ee ku dhaqan magaalada London. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on XAFLAD LAGU SOO DHAWEENAYAY WASIIRKA BATROOLKA IYO MACDANTA OO XALAY LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON EE WADANKA INGIRIISKA.
Posted on April 25, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaamminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii socdaal shaqo uu ku tagay dalalka Jordun iyo Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka.
Posted on April 25, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali oo maanta ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku tagay dalka Kenya ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan Labada gole ee dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisal-wasaare Cumar C/rashiid oo shaaciyey in si ku meel gaa ah loo furayo Xawaaladaha Soomaaliyeed ee dalka Kenya
Posted on April 25, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta dalka Somalia, Inj. Saalax Sh. Cismaan iyo wafdi uu horkacayo oo safar shaqo oo afar maalmood ku joogay dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu laabtay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Howlaha guud iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay dalka.
Posted on April 23, 2015 by SomaliSwiss
Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta yeesheen kulankooda khamiislaha ahaa oo socday wax ka badan toban saacadood, waxaana shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Destuurka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen, iyadoo shirka diirradda lagu saaray arrimaha ciidammada tayeentooda, xaquuqdooda iyo dardargelinta amniga xasilinta dalka Soomaaliya, waxaana loogu yeeray shirka golaha taliyeyaasha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta yeesheen kulankooda khamiislaha ahaa.
Posted on April 23, 2015 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarrada iyo cayaaraha xukuumada , Maxamed C/llaahi Xasan, ayna ka mid ahayeen wasiir ku-xigeenka gaashaandhigga, wasiir-u-dowlaha xafiiska RW-ha, safiirka dalka Jabuuti ee Somalia, safiirka Liibiya, Masar, Kuwait, Sucuudi Carabiya iyo kan Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarrada iyo Sportiga Soomaaliya oo maanta kormeer ku tageen magaalada Beledweyne.
Posted on April 22, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga kaga qaybgali doona shir-madaxeed lagu dhiirri-gelinayo ammaanka Adduunka iyo xuska guushii ay ciidamadii Turkiga ka gaareen dagaalkii koowaad ee Dunida, xilligii ay ka jirtay dalkaas boqortooyadii Cusmaaniyiinta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan oo ka Qayb-galaya Xuska guulihii uu Turkigu ka gaaray Dagaalkii koowaad.
Posted on April 22, 2015 by SomaliSwiss
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku go’aamiyay in baarlamanka Somalia uu lacag ugu deeqo dib u soo celinta Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka Somalia oo Lacag ugu Deeqay soo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen.
Posted on April 22, 2015 by SomaliSwiss
Danjirihii hore ee dowladda Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Amb Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta kulankan oo ahaa kulan sagootin ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Amb Amina Maxamed Jibriil iyo mas’uuliyiin kale oo tirsan dawlada Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo maanta Kulan Sagootin ah la yeeshey Danjire Maxamed Cali Ameriko.
Posted on April 22, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee ay ku kaceen maliishiyaadka ururka ISIL oo dalka Libya ku diley in ka badan 20 qof oo Masiixiyiin ah oo u dhashey Ethiopia bishan April 19-keeda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo cabaareeyey dembiileyaasha Ururka ISIL ee dalka Liibiya.
Posted on April 22, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay liiska argagixiso ku dartay horjoogaha Ururka Xarakada Al-shabaab iyo horjoogayaal kale oo Al-Shabaab ka tirsan.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Horjooge Axmed Diiriye oo loo yaqaano Abuu-Cubeyd uu mas’uul ka ahaa weerarro ay kooxga argagixsisada Al-Shabaab ka geysatay gudaha dalka iyo Kenya, tan iyo markii uu xilka qabtay, kaddib dilkii horjoogihii hore ee Al-Shabaab, Axmed Cabdi Aw-Godane bishii September, sannadkii hore lagu dilay duqeyn xagga cirka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo liiska Argagixisada ku daray Horjoogayaal ka tirsan Ururka Xarakada Al-shabaad.
Posted on April 21, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga C/Kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta magaalada Cadaado kaga dhawaaqay musharaxnimada Madaxweyne ee maamulka Gobolada Dhexe.
Munaasabad si weyn loo soo qaban qaabiyay oo ay kasoo qeybgaleen Odayaasha dhaqanka gobolada Mudug iyo Galgaduud, siyaasiyiin, xildhibaano iyo waxgarad kale ayaa waxaa uu C/kariin Guuleed kaga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada gobolada dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirkii hore ee amniga oo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan maamulka G/dhexe.
Posted on April 21, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siinayey Idaacadda VOA Soomaali, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo gabageyneyso jiritaanka argagixisada Soomaaliya iyo dalalka dariska dhibaatada ka waddo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo gabageyneyso jiritaanka argagixisada Soomaaliya
Posted on April 21, 2015 by SomaliSwiss
Qarax loo adeegsadey Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa Duhurnimadii Maanta ka dhacey Banaanka hore ee maqaayadda Banooda ee Ka soo horjeedka Hoteel Centeral ee Magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku goobtii qarxa ka dhacay maanta.
Posted on April 21, 2015 by SomaliSwiss
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay ka cabsi qabto in sideed boqol oo qof ay dhinteen markii dooni la ciirciiraysay muhaajiriin ay ku dagtay xeebaha Liibiya axaddii. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tahriibayaal aad u badan oo ku dhintay xeebaha u dhaxeeya Liibiya iyo Talyaaniga….
Posted on April 21, 2015 by SomaliSwiss
Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ayaa sheegaya in Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ay maanta magaalada Cadaado kulamo kula leh bulshada Rayidka ee deegaanada labada Gobol. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Cadaado oo kulamo uga socda Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo bulshada Rayidka ah.
Posted on April 20, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta Kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Nairobi Ra’iisal-Wasaaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxwayne ku xigeenka dalkani kenya William Ruttu .
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra‘iisal-wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Madaxwayne Ku xigeenka Dalka Kenya.
You must be logged in to post a comment.