Bulshada Rayidka oo ka dalbatey Hanti-dhowka iyo Xeer-ilaaliyaha inay soo Bandhigaan Haya’daha ku tagri falay Hantida Qaranka.

???????????????????????????????Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen Urrurada Bulshada Rayidka,waxaana kulankan soo qaban qaabiyey Dallada SOSCENSA, kulankan ayaa waxaa Cinwaankiisu ahaa: “La Xisaabtanka Dadweynaha”. Continue reading

Wasiiradda Maaliyadda iyo dhaqaalaha Waddamada Afrika oo Shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Wasiir ku-xigeenka maaliyaddaWasiiradda Maaliyadda iyo dhaqaalaha Waddamada Afrika ayaa shalay galab Shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya uga qayb galay shirkaas Wasiir ku xigeenka Maaliyadda dowladd Soomaaliya, Maxamuud Xayir Ibraahim. Continue reading

%d bloggers like this: