Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York.

Wasiirka HaweenkaWasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ka qeyb gashay shir caalami ah socoday mudo 11 cisho oo laguna qabtay magaalada NEWYORK ee dalka Mareykanka, kaas oo looga hadlaayey Xaquuqda Haweenka iyo sidii Haweenka dor muuqda uga qaadan lahaayen Siyaasadaha Caalamka. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ban ki-moon kula kulmay magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Banki moonMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon. Continue reading

Baarlamaanka Jarmalka oo Ansixiyay Howlgalka Millateri ee ay ka wadaan dalka Soomaaliya

Barlamaanka JarmalkaBaarlamaanka Jarmalka ayaa cod buuxa ku Ansixiyeen howlgalka tababarka ciidamada Somalia ee Jarmalku uu qaybta ka yahay ee ka socda dalka Soomaaliya, iyadoo la go’aamiyay in lasii ballaariyo howlgalkaas. Continue reading

%d bloggers like this: