Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad muhiim ah ka jeediyay shir madaxda waddamada Jaamacadda Carabta.

Madaxweyne Xasan  oo dib ugu soo laabtay MMadaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari,Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida. Continue reading

Danjire Yuusuf Bari-Bari oo maanta lagu Aasay magaalada Garoowe.

???????????????????????????????Maydkii Safiirkii Somaaliya u fadhiyay dalka Switzerland ayaa maanta la geeyey magaalada Garowe, halkaasna laguna Aasay, waxaana maydka marxuumka socday mas’uuliyiinta la kamid ahaa wasiirka cadaallada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir ) xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka ah iyo qaar ka mid ah qoyskiisa.
Continue reading

%d bloggers like this: