Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Jaaliyadaha Switzerland oo tacsi u diray Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Bari-bari.

Safiirka Soomaaliya Switzerland.jpg1Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland ayaa tacsi u diray Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Bari-bari. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo u tacsiyeeyey dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha SoomaaliyaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku soo qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku guuleystay soo Af-jaridda Weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama.

Somalia AttackCiidamada gaarka ah ee dowladda Somalia ayaa ku guuleystay inay gudaha u galay hoteelka Maka Al-Mukarama oo ay gellinkii dambe ee maanta la wareegeen gacan ku hayntiisa xoogag taageersan Al-shabaab. Continue reading

Ergeyga Soomaaliya ugu Wakiilka ahaa Xarunta 2aad ee Qaramada Midoobay Geneva oo ku geeriyooday weerarkii hotel Maka Al-mukarama

BaribariDanjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-bari) oo ahaa Ergeyga Soomaaliya u fadhiya xarunta 2aad ee Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa caawa u geeriyooday dhaawac kaso gaaray weerarkii ay Al-shabaab maanta ku qab-satay Hoteelka Maka Al-Mukarama. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba-baxay Dalka Masar.

Madaxweynaha dowladda SoomaaliyaMadaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa barqanimadii Maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku sii sagootiyeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada gobale ee dowladda. Continue reading

Qaar kamid ah Shaqaalaha Dabdamiska gobolka Banaadir oo Tababar Loogu soo xiray Nairobi

Dab-demis.jpg2Waxaa maanta tababar soconayey mudo 30 maalin ah loo soo geba gabeeyey arday tiradoodo dhan tahay 18 ayaa kuwaasi oo loo tabo barayey qaabka ugu haboon ee loola dagaalamo dabka waxaana tababarkan oo aha heerkii 2 aad iska kaashaday Hay’ada qaabilsan garoomada diyaarada ee dalkani Kenya KAA iyo UNSUA.DAAWOSAWIRRO KALE:
Continue reading

Madaxweynaha Yemen oo gaaray Sucuudiga iyo Duqeyn Weli ku socota Dalkiisa

Abd Rabbuh MansurMadaxweynaha dalka Yemen, C/rabbi Mansuur Haaddi ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga sida ay baahisay wakaaladda wararka dalka Sucuudiga, iyadoo isbahaysiga ay horkacayso Sucuudiga ay weli duqeymo kawadaan gudaha Yemen. Continue reading

%d bloggers like this: