Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay booqasho shaqo oo uu ku tagay magaalada Dhuusa-mareeb. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Gabagabeeyey Booqashadii uu ku joogay Dhuusa-mareeb, dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir-guddoomiyey kulankii golaha wasiirrada ayaa magacaabay guddiga dib u eegista shuruucda saldhigga u ah Hiigsiga 2016-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo maanta Magacaabay Gudiga dar-dar-galinta shuruucda Hiigsiga 2016-ka.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta si rasmi ah loo howlgeliyay dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay dib u dhis ku sameysay shirkad laga leeyahay Turkiga oo lagu magacaabo FAVORI LLC. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhismaha Cusub ee Garoonka Aadan Cadde oo Maanta si rasmi ah loo Hawlgeliyay.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Boqortooyada dalka Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday inay dhistay dalal isbaheysi ah oo ka qayb qaata weerarrada xagga cirka ah, ee Khamiista maanta ka bilowday dalka Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Sacuudiga oo sameysay isbaheysi melateri oo la dagaalama Xuutiyiinta Yemen
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha wadanka Jarmalka, Angel Merkel, madaxweynaha Faransiiska, François Hollande iyo ra’iisul wasaaraha Spain, Mariano Rajo ayaa booqday goobtii ay ku burburtay diyaaradii Germanwings oo rakaabkii la socday oo dhan ay ku dhinteen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah Madaxda Wadamada Yurub oo soo booqday goobtii ay ku burburtay diyaaradii Germanwings.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ogolaaday danijre ay dowladda Kenya u soo magacowday Somalia, kaasoo lagu magacaabo, Lucas Tumbo, safiirkan oo noqonaya kii ugu horreeyay oo Kenya ay u soo magacowdo tan iyo markii ay Somalia burburka gashay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka dalka Kenya oo ansixiyey danijre ay dowladda Kenya u soo magacowday Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.