Madaxweyne Xasan Sheikh oo xalay kulammo gaar gaar ah layeeshay ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Dhuuso-mareeb.

Madaxweyne Xasan Dhuusa-mareeb.jpg1Madaxweynaha Somaaliya iyo wafdigiisa ayaa tan iyo xalay kulammo kala gooni-gooni ah la lahaa ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Dhuuso-mareeb, iyadoo shirarkan aysan jirin wax natiijo ah oo weli kasoo baxy. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

Wasiirka gaashandhigga.jpg2Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Midowga Yurub kuwaas oo dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka tababarka Ciidamada iyo qalabayn-tooda, waxana ay ka wada hadleen dadaallada Dowladda Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, xoojinta iskaashiga labada dhinac, tababarka iyo qalabeynta ciidamada Xogga dalka Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo ka kulmay Dhigiisa Imaaraadka Carabta

Wasiirka A.Dibadda Somalia ImaaraadkaWasiirka arrimaha dibadda Somaaliya, C/salaam Cumar Hadliye ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta, Sheekh Abdullah bin Zayed al Nahyan, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa danjiraha Somalia u fadhiya Imaaraadka, C/qaadir Sheekhey Al-Hatimi. Continue reading

%d bloggers like this: