Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo u ololeeya xuquuqda Dadka Naafada ah.

Madaxweynaha iyo NaafadaMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo u ololeeya xuquuqda Dadka Naafada ah. Continue reading

Wakiilka gaarka ee QM u qaabilsan dalka Yemen oo ka digay in colaadaha dalka Yemen ay isku bedelaan dagaalo sokeeye.

Mr. Jamal Benomar UNMr. Jamal Benomar oo ah Wakiilka gaarka ee QM u qaabilsan dalka Yemen ayaa ka digay in dalkaas uu galo colaado daba-dheeraada oo la mid ah kuwa haatan ka taagan dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Liibiya. Continue reading

Doonyo ka kalluumeysanayey Xeebaha gobolka Mudug oo la qabtay.

DoonWaxaa deegaanka xeebta Ceel-Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb ay gacanta ku dhigeen labo Doonyood oo si sharci daro ah ugu Kalluumeysanayay xeebaha gobolka Mudug gaar ahaan xeebta Ceel-Huur. Continue reading

Roobab mihigaan ah oo ka curtey deegaanno ka tirsan gobollada Dalka Soomaaliya.

Roobab Mihigaan ah.bmp1Roobabkii Guga ayaa ka curtey deegaanno ka tirsan gobollada Dalka Soomaaliya waxaana ka mid ah Gobollada: Bari, Sanaag, Awdal, Gabiley, Hargeysa, Sool Karkaar, Haylaan iyo Mudug oo abaaro ba’an laga soo sheegayey bilihii tegay. Continue reading

%d bloggers like this: