Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha oo laga xusay Muqdisho iyo Gobollada Dalka.

waterMunaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan maanta oo ah 22 Maarso ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka qaarkood. Continue reading

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka qayb galay shirka baarlamaannada Afrika oo Ajande muhiim ah hor dhigay Shirka.

???????????????????????????????Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka qayb galay shirka baarlamaannada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur Afrika ayaa kulanka hordhigay sidii wax looga qaban lahaa caqabadaha haysta xawaaladaha Soomaaliyeed ee Dalka Mareykanka oo dhawaan la xiray akoonadii ay ku lahaayeeen Bankiyada dalkaasi. Continue reading

Ciidamo beeleedeka maamulka KMG ah ee Jubba oo gacan ka helaya kuwa Kenya oo saaka gudaha u galay Jasiiradda Kudhaa G/ Jubbada Hoose.

Ciidanka  A. Madoobe.jpg1Ciidamo beeleedeka maamulka KMG ah ee Jubbaland oo gacan ka helaya kuwa dalka Kenya ayaa saaka gudaha u galay Jasiiradda Kudhaa G/ Jubbada Hoose., halkaas oo ay gacanta ku hayeen xoogag ka tirsan Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: