Posted on March 20, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/Rashiid ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay dalka ka baxayaan wixii ka danbeeya sannadka soo socda ee 2016-ka, isagoo ku sheegay hadalkan wareysi gaar ah oo uu dalka Qatar ku siiyay Telefishinka Al-Jazeera. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ciidamada AMISOM ay dalka ka bixi doonaan wixii ka danbeeya sannadka 2016-ka.
Posted on March 20, 2015 by SomaliSwiss
Magaalada Bujumbura ee wadanka Burundi ayaa waxaa Shir uga socda barlamaanada dalalka ku mideysan Suuqa Bariga Afrika, waxaana kulankaas lagu soo qaaday sidii ay uga mid noqon lahayd Soomaaliya Suuqa ay ku bahoobeen Bariga Afrika. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Tanzania, Jakaya Mrisho Kikwete oo sheegay in Soomaaliya ay soo dalbatay inay ka mid noqoto suuqa Bariga Afrika EAC sannadkii 1974-kii.
Posted on March 20, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay ku dhuuntaan argagixisada islamarkaana la soo qaban doono qof kastoo dambiila ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda oo Sheegay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay ku dhuuntaan argagixisada iyo dambiilayaasha.
Posted on March 20, 2015 by SomaliSwiss
President Kikwete who is the Chair of the Summit of EAC Heads of State urged Partner States to spare no efforts in ridding Non-Tariff Barriers in the region to spur the integration process. He re-affirmed his commitment during his term as Chairperson of the Summit to ensuring total removal of all barriers to trade. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on PRESIDENT JAKAYA KIKWETE DELIVERS STATE OF EAC ADDRESS TO ASSEMBLY IN BUJUMBURA.
You must be logged in to post a comment.