Posted on March 19, 2015 by SomaliSwiss
Kulanka ay yeeshee maanta golaha Wasiiradda xukuumadda federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoominayey ku simaha Ra’isulwasaaraha dalka ahna wasiirka Cadaalada dalka mudane Cabdulaahi Axmed Jamac ayaa looga hadlay arimo dhowr ah sida: isku dhafka iyo qarameynta ciidanka xooga dalka ,maamulka maaliyadda iyo amniga guud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulankii u socday Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta loogu hadlay qodobo la xiriira Amniga iyo Isku-dhafka Ciidamada.
Posted on March 19, 2015 by SomaliSwiss
Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla markaana ay kasoo qeyb galeen diplomaasiyiin aad u fara badan iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada, ayaa shalay oo ay Arbacada ahayd, kuna beegneyd 18 March 2014, lagu qabtay xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka Beljium. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium.
Posted on March 19, 2015 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobey ee arrimaha Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay inaysan jiri doonin xilli kororsi ay sameystaan madaxda dowladda Somalia marka uu xilligooda dhammaado, isagoo rajo ka muujiyay in sannadka 2016-ka doorasho ka dhacaan Somalia. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Qaramada Midoobay oo Sheegay inay jiri doonin Muddo Kororsi ah loo sameeyo Dowladda.
Posted on March 19, 2015 by SomaliSwiss
Wasiir-u-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa ka hadlay, isla markaasna jawaab ka bixisay hadalkii kasoo yeeray maamulka Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya oo ku saabsanaa in aanay la fariisan doonin dowladda Federaalka Soomaaliya ilaa la dhex-dhexaadiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiir-u-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadlay hadalkii ka soo yeeray maamulka G/Woqooyi ee Soomaaliya.
Posted on March 19, 2015 by SomaliSwiss
War ka soo baxay Waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegaya in weerar ay u adeegsatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone-ka ah ay ku dishay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaabta Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mareykanka oo si rasmi u caddeeyey inuu duqeyn ku dilay Hoggaamiye ka tirsan Nabad diidka Al-shabaab.
You must be logged in to post a comment.