Posted on March 18, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr. Victor Conrad Rønneberg. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta warqadihii aqoonsiga danjirannimo ka Guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Norway
Posted on March 18, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalka Qatar, Mudane Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani, waxa ayna labada Ra’iisul Wasaare ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka dheer ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Doha kulan ku yeeshay iyo Heshiisyo ay kala saxiixdeen labada dal.
Posted on March 18, 2015 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka qeyb galay kulan Guddiga Madaxa banaan ee dib-u-eegista Dastuurka loogu wareejinayay nuqulo ka mid ah dastuurka qabyada ah, si ay dib u eegis ugu sameeyaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hadlay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka Qaranka.
Posted on March 18, 2015 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Wajeer ee dalka Kenya ay weerar ku qaadeen Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya waxayna ku dilay afar qof oo rayid ah; sidaas waxaa sheegay maanta oo Arbaco ah Booliiska dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on
Posted on March 18, 2015 by SomaliSwiss
Mas’uulka ugu sarreeya Ururka Ikhwaanul Muslimiinta Masar Al-sayd Maxamad Badiic ayaa Maxkamad ku taalla dalka Masar ku xukuntay dil waxaana lala xukumay 13-ruux oo kale oo iyaguna ka tirsan Ururkaas, kuwaasoo dhammaantood lagu soo oogay dacwado kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mas’uulka ugu sarreeya Ururka Ikhwaanul Muslimiinta Masar oo Maxkamad ku xukuntay dil Toogasho ah.
You must be logged in to post a comment.