Magaalada Muqdisho oo ka dhacay Bannaanbax loogu soo horjeedo Xaalufinta iyo Wasaqeynta biyaha Soomaaliya.

Bannaanbax Muqdisho.jpg4Bannaanbax ay ka qayb galeen Kumanaan qof oo reer Muqdisho ayaa maanta ka dhacay Daljirka Dahsoon ee Muqdisho, kaasoo looga cabanayay baaritaannada ay shirkado dalalka caalamka qaar ka mid ah biyaha ay ku muransan yihiin Kenya iyo Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Wasaaradda Xanaada Xoolaha Soomaaliya oo maanta la kulmay Mas’uul ka tirsan hay’adda Cunada iyo Beeraha (FAO).

Wasiirka xanaanada xoolahaWasiirka Wasaaradda Xanaada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumada Soomaaliya iyo Mr Richard oo ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha FAO ayaa waxaa maanta kulan ku saabsanaa sida ay wada shaqeyn joogto ah u wada yeelan lahaayeen Wasaaradda Xanaanada xoolaha iyo Hay’adda FAO, waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta sare ee Wasaaradda iyo madaxda Hay’adda Cunada iyo Beeraha. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta la kulmay Danjiraha Switzerland iyo Safiiro kale dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya.

Jawaari iyo Danjiraha SwisskaGudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari†ayaa wuxuu maanta Kulamo gooni gooni ah xafiiskiisa kula qaatay Safiiradda Soomaaliya u fadhiya qaar ka mid ah dalalka iyo hay’adaha Caalamka sida  Danjiraha dalka Switzerland, Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dayib Dubbad, Sweden, iyo Eregayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholos Kay. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho…

Ra'iisal-wasaare CCC.jpg10Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake ayaa maanta ka ambaxay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar halkaasi oo uu dhigiisa Qaar ka helay casuumaad rasmi ah. Continue reading

Wasiirka Wasaarada Dekadaha Soomaaliya oo maanta furay Xafiis kala haga Gaadiidka ka shaqeeya Dekada Muqdisho

dekadda muqdishoWasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Wasiiru dowlaha wasaarada Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada ahna ku simaha wasiirka Agaasimayaasha labada wasaaradooda Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maareeyaha Guud ee Dekada iyo mas’uuliyiin kale kulankaas oo ahaa mid looga dhawaaqay furitaanka Xafiis kala haga Gaadiidka ka shaqeeya Dekada Muqdisho  oo mudo dheerba uu ka taagnaa is qabqabsi gaaray Xafiisyada Madaxda Qaranka. Continue reading

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka oo maanta tababar uga furay magaalada Kampala Haweenka Xildhibaanada ah-

Guddoomiye ku xigeen 1aadGudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furay tababar la xiriira kordhinta doorka hogaamineed ee Haweenka dhanka siyaasadda Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: