Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Dowlada Boqortooyada Ingiriiska ayaa u soo magacawday Danjire cusub dalka Soomaaliya iyadoo Danjirahan ay tahay haweeney lagu magacaabo Harriet Mathews.
Danjiraha cusub la sheegay in badali doonto danjirihii hore Mr Neil Wigan oo sida warka ka soo baxay dowladda Ingiriiska loo bedeli doono shaqo diblomaasi oo kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Boqortooyada Ingiriiska oo u soo magacawdey Soomaaliya Danjire cusub.
Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dhawaan dalka Masar uga qeyb galay shir looga hadlayay dhaqaalaha iyo maalgashiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweyne Xasan Sheikh oo dalka ku soo laabtay.
Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Golaha wasiirrada xukuumada Soomaaliya ayaa maalintii labaad ku leh magaalada Muqdisho kulan looga wadda hadallayo dar-dargalinta howlaha xukuumada 100 maalmood ee ugu soo horeeya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maalintii labaad ka wadda-hadallaya qorshaha xukuumada ee 100 maalmood…..
Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha aqlabiyadda barlamaanka Kenya Aadan Ducaale ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay in ay wada hadal la yeelato kooxda Al-shabaab oo ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ,waxaana uu tilmaamay in arintan ay u xilsaari doonaan odayaasha dhaqaanka iyo hogaamiyayaasha diinta ee dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya oo Sheegay in dowladdiisa ay wada-hadal la Furayso kooxda Al-shabaab.
Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Sida uu sheegay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/Hoose Mudane Siidii in Kooxo aan la garanayn in ay ku dileen oday dhaqameed kamid ahaa waxgaradka degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeelada Hoose, laguna magacaabo Bashiir Xasan Cabdulle. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/Hoose oo ka warbixiyay Odey Dhaqameed lagu Dilay Qoryeeley.
Posted on March 16, 2015 by SomaliSwiss
Shir looga hadlayo ka hortagga tacdiyadaha loo geeysto haweenka oo sanad waliba lagu qabto dalka Mareykanka ayaa ka furmay dalkaasi, iyadoo Soomaaliya ay shirka uga qeyb galeyso wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Wasaaradda Haweenka oo shir caalami ah uga qeyb gashay dalka Mareykanka.
You must be logged in to post a comment.