Kulan ay yeesheen Ku simaha Madaxweynaha dalka iyo Wafdi ka socday Qaramada Midoobay.

Guddoomiyaha baarlamaanka.jpg2Ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu maanta kulan la qaatay xubno ka socday Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo madaxa hay’adda Barnaamijka Horumarintya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya. Continue reading

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho

Golaha Wasiirada CusubWaxaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeesheen xubnaha golaha Wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya oo uu shir gudoominaayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali, waxaana kulankaas looga hadlaaya sida loo hirgelinaayo qorshiyaasha u degsan dhamaan Wasaaradaha xukuuumadda Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar.

Somalia iyo Masar.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al Sisi. Continue reading

Madaxweynaha Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya oo isku shaandheyn labaad ku sameeyey Maamulka golaha Wasiiradiisa.

Siilaanyo SomalilandMadaxweynaha Gobollada Woqooyi ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay isku shaandheyn ku sameeyey golaha wasiiradda maamulkiisa iyo masuuliyiin kale, kuwaas oo qaarna laga fadhiisiyey, qaar kalana magacaabay, halka qaar kalana isku bedelay. Continue reading

%d bloggers like this: