Posted on March 13, 2015 by SomaliSwiss
Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib howlo shaqo ah oo uu ku tagay dalalka Jabuuti iyo Ethopia, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isul Wasaare Cumar Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Posted on March 13, 2015 by SomaliSwiss
Weerar dhanka cirka ah ayaa lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab ee Somalia, kaasoo lagu magacaabi jiray Aadan Garaar, waxaana duqeyntan geystay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Mas‘uul Sare oo ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab oo Lagu Qaarijiyay Duqeyn.
Posted on March 13, 2015 by SomaliSwiss
Wafdigii uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheikh oo shalay galab ka amba baxay caasimadda wadanka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wuxuu xalay gaaray magaalada Sharma Al-Sheikh ee dalka Masar, Waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Ra’iisulwasaaraha dalka aan walaalaha nahay ee Masar. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray magaalada Sharma Al-Sheikh.
You must be logged in to post a comment.